Tacsi Tiiraanyo leh

Bahada Aftahanews ee Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Maamulayaasha, Weriyeyaasha iyo guud ahaan hawladeennada kale ee Warbaahinta Aftahan meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Weriye Faysal Xiis Weerar (Afgaab) oo Adeerkii Allaah ha u naxariistee Marxuum Ismaaciil Weerar Jaamac maanta ku geeriyooday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ee dalka Somaliland, waxaanannu leenahay Allaah Marxuumka Naxariistii Janno haka waraabiyo, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna haka siiyo Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo guud ahaan Axsaabta uu ka baxay Marxuumkku.

Aammiin…..Aammiin…….Aammiin……Allaah ha aqbalo.

tacsi1