Daawo Hees Barood-diiq ah oo loo Sameeyey Marxuumad Saado Cali Warsame

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees Baroor-diiq ah oo ay Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minnisota ee waddanka Maraykanka ay u sameeyeen Allaah ha u naxariistee Fannaanaddii Caanka ahayd ee Saado Cali Warsame oo 25-ka bishii Ramadaan ee inna dhaaftay ay Malleeshiyada Al-Shabaab ku dileen magaalada Muqdisho, wakhtiganna ka tirsanayd Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.e

Daawasho wacan Heestaas Baroor-diiqda ah ee loo sameeyey Saado Cali Warsame

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.