Hambalyo Meher: Xuseen Maxamed Jees iyo Safiya Xuseen Cumar

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe),

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaddir

Xaaji Xuseen Cumar Gidhigidhi

Boqor Raabbi Yuusuf Cabdillaahi,

Xaaji Maxamed Jees Aadan

Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog), Wasiirka Caafimaadka

Cabdikariin Maxamed-Iid

Khadar Maxamuud Jaamc (Khadar Beyle)

Cabdikariin Axmed Mooge

Eng Cabdirashiid Diiriye Faarax

Farxaan Yuusuf Jaamac,

Xaaji Maxamed Ismaaciil Cabdi (Bidhaan)

XildhibaanCabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-Dheere)

Mujaahid Xasan Guure Jaamac

Maxamed Cabdi Xaashi

Siciid Maxamuud Gahayr

Dhammaan dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka

Xuseen Maxamed Jees Aadan

iyo

Marwo Safiya Xuseen Cumar Gidhigidhi

Oo 31/07/2014 ka dhacay Hutel Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Waxay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha khayr iyo barwaaqo. Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. Baarakalaahu laka wabaaraka calayka, wajamaca baynakumaaa bil khayr aw fil khayr Aamiin, aamiin.