Hambalyo Meher Wacan

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Barkhad Mohamoud Kaariye, Siciid Axmed Siciid (Gufaaco), C/wahaab Aw Daahir Khaliif, C/risaaq Aw Daahir Khaliif (Guray), Bashiir Barkhad, Axmed Jaamac Saalax (Tusher), Dr Ciise Cabdi Jaamac, Sacad Sheekh Muuse, Xuseen Axmed Xaashi, Fu’aad Maxamed Cali (Giijo),

Bashiir222222HAMBALYO MEHER WACAN

HAMBALYO MEHER FARXAD LEH

Mawliid Cismaan Ibraahim (Ceero), Maxamed Xasan Aadan (Nesta), C/kariim Axmed Aadan (Cidhib), Khaliif Cabdi Sheekh, Guuleed Maxamed Muuse (Qarro), Faysal Idiris Cashuur (Bagaase), Axmed Daa’uud Cismaan(Xoogsade), dhamaan dhalinyaradaasi oo kala joogta dacalada dunidu waxay hambalyo meher wacan u dirayaan Boqorka iyo Boqorada

Bashiir Cabdi C/Laahi

Iyo

Marwadiisa Raxma Xaaji Ismaaciil

Oo Meherkoodu maanta oo ay taariikhdu ahayd 1-da bisha August sannadkan 2014-ka ka dhacay Huteelka RAYS ee magaalada Boorama, waxaanay leeyihiin Illaahay Aqalgalkiina bashbash iyo barwaaqo ha idinku gaadhsiiyo. Aammiin……. Aammiin……. Aammiin.