Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland waxay Hambalyo u dirayaan Meherka Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye iyo Marwadiisa Balqiis Sh. Maxamed Muxumed

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf,

Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad,

Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax,

10445449_1588870168006436_4083092906675216659_nMEHERKA CABDIWAHAAB AXMED CABBEEYE

10342820_1588869881339798_2472880278995463291_n10552525_1588869861339800_4555667293825909891_n

iyo Suxufiyiinta kala ah,

Madar Cabdi Axmed

Khadar Iid Kaariye,

Caydaruus Sheekh Cumar Geedde

Khadar Maxamed Cakulle,

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Cabdiwali Faarax Jaambiir,

Siciid Cawil Axmed,

Cali Jaamac Maxamed,

Muuse Faarax Jaambiir,

Cabdikariim Siciid Saalax

Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

Sahra Cabdiwahaab Sheekh,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Hodan Cali Cajabi,

Nimco Maxamuud Ciise,

Maxamed Cabdalle,

Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

Nimco Cumar Maxamuud,

Safiya Cali Yuusuf,

Sahra Ciidle Nuur,

Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

Nafiisa Maxamuud Muuse,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Siciid Cabdi Xuseen,

Muniir Axmed Cigaal,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

Siciid Ismaaciil Gurraase,

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Sagal Mustafe Xasan Nuur,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq iyo dhammaan Suxufiyiinta reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan.

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye

iyo

Marwadiisa Balqiis Sheekh Maxamed Muxumed

Oo Meherkoodu Arbacadii shalay oo ay Taariikhdu tahay ama ahayd 16/07/2014, ka qabsoomay Huteel Sumertime ee magaalada Hargeysa ka qabsoomay. Waxaannu leenahay noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Bash-bash, Barwaaqo, Farxad, Raynrayn, ee isku raaga ee Allaah kala siiyo Ubad khayr qaba oo Wiilal iyo Gabdho ah, Isku reerooba, oo isku raasooba ayaannu leenahay.

Aammiin…………….Aammiin…………………Aammiin……………..Allaah ha aqbalo Insha Allaah.