Waxa isoo jiitay Magacyadooda iyo Murtidooda!

Qormadeena waxaan ku soo qaadanayaa oo aad ii cajabiyay Magacyadda hal-abuuradda danbe Iyo heesaha ay hal abuuraan. Aniga oo la dhacsan magacyadda naaneeysta ah ee ay leeyihiin ayaa waxa aad ii tacajab galiyay heesaha qudhidoodda magacyadda ay ku diiwaan gashan yihiin.

CABDIQAADIR ISMAACIIL ASKAR

Anigu qudhideydu ma ihi qof wax ka yaqaan maansadda somaliga iyo inta looqeybiyo amaba godadkeedda uu qof maanso yahan ihi ukala sooro, Hadii aan dib ugu soo noqono magacyadda hal-buurka da,da yar iyo heesaha ay hal-buuraan.

Waxaa iyana halkaa ka madhneyn magacyadda loogu yeedho fanaaniinta casriga ah iyo muusiishinka garaaca qalabka aad udanana ee biyaanada ama organka. Marka hore qalinka umaan qaadan in aan cid dacaayadeeyo ama ku durro. Hal-abuurka ukacay umadda ku hadasha afka soomaaliga iyo fanaanniinta casriga ee waxa aad iisoo jiitay magacyadda casriga iyo murtidda casrigan danbe. Aan ku horeeyo magacyadda abwaanadda danbe

ppppppppppp

 

Abwaan-KiiKo

Abwaan-QiiQ

Abwaan-OOg

Abwaan-Laabsalaax

Abwaan-Lagjar

Abwaan-ilka Jiir

Abwaan-jaylaani

Abwaan-Allaayahdiig

Abwaan-kulane

Abwaan-weedh-same

Abwaan –Burmad

Abwaan-Orshe

Abwaan-Dhagacade

Abwaan-shiine aqyaar

Abwaan-Ciyaarjecel

Abwaan- Cali Seenyo

Abwaan-Dhuux Baraar

Abwaan- Cashuur

Abwaan-Sandheere

Abwaan boodhari

Hadaba abwaanadda casriga ah inta aan ka xasuustay marka aan halkaa kagagtago bal aanu soo qaadano suugaanta ay hal abuuraan magacyadda ay heestu ku diiwaan gashantahay ama looyaqaano

Heesaha—

Aahheeya

Ha igu odhan laa,laa,laa

Ku baafshay baafshay

Ha iraadsan

Isaar laabta

Wadnahaa idhaglee dhag-dhag-dhag

Xubnahayga adigaa xadantada baray

Intaan wada siraataan siinyaale bixiyaa

Sidaad doonto ugu gal galo

10-Ku hay ku hay

10-Dubbihiisu adakaa

10-Hadaanad tumeyn tumeyn

11-Haye Haye

10-maxaa mobilkaaga xidhay

11-buluutuud kaaga fur aan jacayl kugu diree

12-laba la isku xantaan aheyn

13-ha igeyn hudheelada

14-Sasbaan ka qabaa raggaba

14-Nolosha cusub soo dhawee

16-qalbi rabadh

17-haka roorin

18-waligaaba ha irabin riyaan kugula noolehee

19-Nafteydaan midigaliyaa

19-Habaaska iyo ciida la igu hamsii

20-Qufulkana adigu qabo

Hadaba heesaha abwaanadda da,yari ay sameeyaan qaar qoraal lagu soo koobi karo maaha.

Imikana waxaanu eegeynaa magacyadda fanaaniita danbe loogu yeedho mar hadii aanu soo aragnay hal-abuurkii iyo murtidiiba waxaanu ku horeyn doonaa fanaaniita da,da yar ee daafaha dunida ku kala filiqsan.

Dumarka inta aan ka xasuusto ee aan magacooda naaneeysta ah ee ay ku can bexeen aan ka bilaabo

1-Nimco—Dareen

2-Fadxiya—Fiska

3- Fadxiya—Rasta

4-Fartuun—Birimo

5-kaltuun—Bacado

6- Shugri—Sandiko

7- Shugri—shacni

8- Saynab—labadhagax

Sahra—ileys

Saado—qaran

Ubax—fahmo

Raxma-Ruuxi

Raxma-Roose

Yurub—geenyo

Asma—love

16-       Xamda—Kuwiin

17-Xaawa –kiin

18-Khadra—Silimoo

19-Kur-dahab

20- Ifraax—Hargeysa

21-Hani—Uk

22- Ayaan—Toromoos

23- Aamina—Afrik

24-Aamina—dhool

25-Nasteexo-Indho

Laguma soo koobi karo fanaantii casrigan qeybtooda dumarka ah ama ragga ah

Hadaba da,yarta raga ah aanu bal wax ka barano magacyadda loogu yeedho ee ay isku yaqaanaan inta aanu ka xasuusano

1-B.K

2-Booska

3-Ber off

4-Boqol

5-S.m.S

6-Cabdi janan

7-cabdi-hani

8-cabdoo araram

9-Cawaale-casri

10-miraale

11-murtiile

12-Qaboojiye

13-lafoole

14-jooqle

15-Beele

16-xanxanteeye

17-xasan waddo

18-sir-mahmuud

19-farxaan xidig

20-nuur daalacay

21-Hilaac

22-himilo

23-ciro

24-Aarka manta

25-guuleed dhahar

26-kaskey

27-sheey

28-siciid kuuriya

29-jeesto

Hadaba fanaanniitaa aanu dusha ku soo sheegnay iyo qaar kale oo ka badanba oo aanu xusuus aanaan ku hayn yaa utuma muusiga waa wiilashii faraha laga gubtay waa macalimiintii waa weeynaa

Aan ku bilaabo

1-wiilka faraha laga gubtay waa c/salaam

(jiimi)

2-sheegoo band

3-subxaanyo

4-furinle

5-cantarnaaji

6-M-karaama

7-subuul

8-S-Dhaqasho

9-waaqle

10-siidii cali winkey

11-cartan cagacade

12-farayare

13-waaga cusub

Akhristayaasha sharfata le waxaanu u iftiiminay magacyada bahda fanka somaliyeed.

Hadii aanu inyar ku ladhno ama aanu ku soo qaadano abwaanadii waa weynaa ee hore magacyadoo dii in ka mida oo naaneyslahaa bal ila eeg

1-Hadraawi

2-gaariye

3-kaariye

4-sangub

5-yamyam

6-dhoodaan

7-gadhle

8-cismaan askari

9-tarabi

10-xasan sh-muumin

11-aweys barakow buloow

12-Qaasim hilawle

13-cabdi qays

14-gujis

15-dacar

16-A-s-Bide

Maaha abwaanadii hore qaar aan ku soo koobi karo qoraal maxaase murti ah ee ay dadkani kaga tegeen aan dhawr ka soo qaadano

1-Raxmad—– (xasan iyo magool)   tuduc ka mida heesta Raxmad

(Rucub lulata oo leeydhu ayruxdoo raandheeysdanbiyoo hudhmo goosi wacan oo aan ridiyoo raar loo koriyo ishu soo rideyn islaab raacisee–

risiq aan ileyn kuuqorin raxmaan lamaraadsadee—-

kammareysankaro hadalkuba runtee iska raali noqo)

2-saranseer-(gacayte iyo maandeeq) tuduc ka mida heesta saranseer —-

(Caad iyo sirbaad hadalka u sartoo warka saaftayoo ima seeganee

Waa sixir jacayl mana soo dhexee—

Amba saban horuu sidan iigalloo saran seeran iyo sahwi igu riddee)

Sabab caashaqbay sarakicisayoo salka kama fadhiya oo waana la,I sitaa

Saqda dhexe hurdadda ama salalayoo maan saadsanine waa waxa I suggoo ku sinbiidhayoo siyar igu helyee

Qalbi saafi iyo wadna dhiig socdaba safiyaay ileen waan ka simanahee )

EESH CALAA SUUGAAN MAAHA SUUGAANTA RAGII HORE WAX AANU KU SOO KOOBI KARNO QORMO AMA BUUG EE WAA BADWEYN WAXAAN UGA JEEDAA MA KU WII HORE AMA KUWA DANBE

KU WEE HORE SUUGAAN XIGMADEYSAN UDAA KUWA DANBENA SUUGAAN SUUQDIYA KA EEG

Qore;-Cabdiqaadir Ismaaciil Askar

Askars4@hotmail.com

Hargeysa/somaliland