Bahda Aftahannew waxay Hambalyo u dirayaan

Bahda Aftahannews ama Warbaahinta AftahanMedia Group meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan ama u dirayaan.

1463925_762551593761595_688570971_n 

                                           Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig)

                                                            iyo

                                           Hoodo Axmed Xaashi Oday

Oo Shalay Meherkoodu ka qabsoomay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanannu leenahay noqda kuwii Nabad-qab, Farxad iyo Raynrayn Aqalgalkooda ku gaadha, Ubad khayr qaba kala hela, isku Raaga Bash-bash iyo Barwaaqo ku noolaada.

Aammiin……..Aammiin…………….Aammiin………….Allaah ha aqbalo.