Hambalyo Meher Farxad Leh

Guddoomiyaha Somalilandtoday Media Group Muniir Axmed Cigaal, Tifaftiraha Wargeyska Somalilandtoday Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Faysal Xiis Weerar (Afgaab), Cabdiwahaab Axmed Cabeeye, Cabdiqaadir Ismaaciil Baaruud (Askar), Siciid Cabdi Xuseen, Deeqa Aadan Cabdi, Mustafe Axmed Keyse (Mr. Mark) iyo guud ahaanba Hawl-wadeennada Somalilandtoday Media Group waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan

                                           Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig)

                                                             iyo

                                            Hoodo Axmed Xaashi Oday

hambalyo-meher1

Oo Shalay Meherkoodu ka qabsoomay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanannu leenahay noqda kuwii Nabad-qab, Farxad iyo Raynrayn Aqalgalkooda ku gaadha, Ubad khayr qaba kala hela, isku Raaga Bash-bash iyo Barwaaqo ku noolaada.

Aammiin……..Aammiin…………….Aammiin………….Allaah ha aqbalo.