Tacsi Tiiraanyo leh: Marxuum Xaaji Cabdi Jaamac Xayd oo ku geeriyooday Hargeysa

Bahda Shabakadda Aftahannews and Aftahan Media Group, guud ahaan meelkasta oo ay caalamka ka joogaan waxaannu halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxay Allaah ha u naxariistee Marxuum Xaaji Cabdi Jaamac Xayd oo galabta ku geeiyooday gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Idaacadda, Berri sagaalka subaxnimo markay saacadda Hargeysa (Geeska Afrika) lagu aasi doono Xabaalaha Xeedho ee duleedka Waqooyi ee Hargeysa.

Waxaannu Illaahay uga baryeynaa Qoyska, Ehelada, Asxaabta iyo Qaraabada uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdi Jaamac Xayd inuu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo, Marxuumkana Naxariistii Janno ka waraabiyowaxay. Aammiin……………….Aammiin………………….Aammiin. Allaah ha aqbalo.

tacsi1