Daawo Hees Cajiib ah oo loo qaaday Madaxweyne Axmed Siilaanyo!

Aftahan Dhaqanka iyo Suugaanta :- Waxaannu Daawadayaal halkan Aftahannews and TV idiinku soo gudbinaynaa Hees cajiib ah oo loo sameeyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay ku luuqaynayso Fannaanadda codka macaan ee Nimco Deggan, taasoo halku-dhaggeedu yahay GARAN-WAA. Haddaba aan idiin kala baxno idinka iyo Heestaas ee daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.