Daawo Masrixiyad loo bogay oo ka hadlaysa Hiilka Afka Hooyo

Aftahan Dhaqanka iyo Suugaanta :- Halkan hoose ee Aftahannews and TV, ka daawo Masrixiyad cajiib ah oo la baxday Hiil Baan u Baahnahay oo ay Curisay Abwaan Yaasimiin Maxamed Kaahin oo lagu soo badhigay magaalada Hargeysa.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.