Masuuliyiinta Waddani ee Canada oo Bulshada Somaliland Baaq iyo Hambalyo u Jeediyey

MASUULIYIINTA XISBIGA WADDANI EE DALKA CANADA 2017

Tronto(Aftahannews):- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ee Dalka Canada, ayaa u mahad-celiyey Shacabweynaha Somaliland sida ay Taageerada baaxadda leh ugu muujiyeen Xisbiga Waddani muddadii Ololuhu socday, waxaanay Bulshada Somaliland ee dalka ku sugan ee Kaadhadhka Cod-bixinta haysta ugu baaqeen inay Codkooda siiyaan Xisbiga Waddani.

MASUULIYIINTA XISBIGA WADDANI EE DALKA CANADA 2017

Waxaannu Warkaas oo dhan iyo hadallada Masuuliyiintaas kala duwan ee Toronto kula hadlay Warbaahinta Hadhwanaagnews.com, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.