Hambalyo Aroos Farxad Leh: Axmed Ismaaciil Mursal iyo Caasha Aadan Cabdi oo Muqdisho Ku Aqal-galay

Hambalyo Aroos Farxad Leh AXMED ISMAACIIL MURSAL IYO CAASHA AADAN CABDI 11 SEPTEMBER 2017

Aabbo Ismaaciil Mursal Aadan, Khadiijo Mursal Aadan, Daahiro Mursal Aadan, Sahro Muumin Aadan, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Carruurtiisa iyo Xaaskiisa, Sacdiyo Ismaaciil Mursal, Nuurto Ismaaciil Mursal, Nasteexo Ismaaciil Mursal, Fartuun Ismaaciil Mursal, Ayuub Ismaaciil Mursal, Cabdillaahi Ismaaciil Mursal, Cabdishakuur Maxamuud Maxamed, Haweeya Maxamuud Maxamed, Naciima Maxamuud Maxamed, Nasteexo Maxamuud Maxamed, Xamda Maxamuud Maxamed, Dhammaan Dadkaas, Ehelo iyo Asxaab badan oo kale, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;

Hambalyo Aroos Farxad Leh AXMED ISMAACIIL MURSAL IYO CAASHA AADAN CABDI 11 SEPTEMBER 2017

Axmed Ismaaciil Mursal

Iyo

Marwadiisa Caasha Aadan Cabdi

Oo Xaafadda Madiina ee magaalada Muqdisho ku aqalgalay 11-kii bishan September sannadka 2017-ka, waxaannu leenahay Allaah haydinka dhigo Qoyskii isku Badhaadha, Ubad khayr leh oo Wiilal iyo Gabdhabo leh Illaahay wada siiyo ee Nolosha Farxad, Raynrayn, Bashbash iyo Barwaaqo ku wada qaata. Aammiin…..Aammiin….Aammiin. Allaah ha aqbalo.