Dhammaan Akhyaartani waxay Hambalyo Meher u dirayaan Suxufi C/Fataax Ismaaciil Mursal iyo Farduus Xaashi Cumar

CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL IYO FARDUUS XAASHI CUMAR 17 AGUST 2017

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax… Guurkiinna Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yeel…. Labadii Hodmee Hooy Wada Galee, Hoodo leh Noqdoo, Hibo iyo Duco-ba Naga Hooya………..

CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL IYO FARDUUS XAASHI CUMAR 17 AGUST 2017

Muuse Faarax Jaambiir

Xasan Maxamed Yuusuf

Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame)

Kayse Faarax Yuusuf

Cabdicasiis Cali Nuur

Khadar Jaamac Dirir

Jamaal Ibraahin Maxamed

Siciid Xagaa Afrax

Mahad Jaamac Koronto,

Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare)

Khadar Iid Kaariye,

Caydaruus Sheekh Cumar Geedde

Khadar Maxamed Cakulle,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Siciid Cawil Axmed,

Khaalid Sacad Muuse,

Naasi Aadan Maxamed (Naasir-Nawaa)

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Ismaaciil Maxamed Cakulle

Maxamed Cabdalle,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cumar Maxamed Faarax

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq

Sahra Ciidle Nuur,

Sagal Mustafe Xasan

Safiya Cali Yuusuf,

Xayaad Maxamed Cabdillaahi

Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed,

Yuusuf Maxamed Ismaaciil,

Nimco Cabdiwahaab Shirdoon

Cabdicasiis Caydiid Yemeni,

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Mawliid Aadan Cumar,

Qoraa Khaalid Jaamac Qodax,

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax)

Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani)

Abwaan Cabdiweli Saxardiid Xirsi

Fannaan Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Oday),

Dhammaan Suxufiyiintaas iyo Suxufiyiin kale oo tiro badan iyo weliba Bahda Fanka Somaliland iyo Asxaab kale oo tiro badani, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan oo u dirayaan;

Tifaftiraha guud ee Aftahannews.com Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Iyo

Marwadiisa Farduus Xaashi Cumar

Oo Meherkoodu Khamiistii oo ay Taariikhdu ahayd 17-ka bisha August sannadkan 2017-ka, ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Guri-galkooda ku gaadha, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.