Suxufiyiintani Waxay Hambalyo u Dirayaan Arooska Abwaan Cabdiweli Saxardiid iyo Xamda Cabdi Diirye

ABWAAN CABDIWELI SAXARDIID XIRSI IYO MARWADII XAMDA CABDI DIIRYE HAMBALYO AROOS WACAN 10 JULY 2017

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax…Guurkiinna Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel, Reerkii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala…

ABWAAN CABDIWELI SAXARDIID XIRSI IYO MARWADII XAMDA CABDI DIIRYE HAMBALYO AROOS WACAN 10 JULY 2017

Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame)

Kayse Faarax Yuusuf

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Caydaruus Sheekh Cumar Geedde

Cabdicasiis Cali Nuur

Siciid Xagaa Afrax

Mahad Jaamac Koronto,

Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare)

Khadar Iid Kaariye,

Khadar Maxamed Cakulle,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Siciid Cawil Axmed,

Khaalid Sacad Muuse

Muuse Faarax Jaambiir,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Ismaaciil Maxamed Cakulle

Maxamed Cabdalle,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cumar Maxamed Faarax

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Warda-Sagal Axmed Rooble,

Muuna Ibraahin Dhakhtar,

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq

Sahra Ciidle Nuur,

Sagal Mustafe Xasan

Safiya Cali Yuusuf,

Xayaad Maxamed Cabdillaahi

Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed,

Yuusuf Maxamed Ismaaciil,

Nimco Cabdiwahaab Shirdoon

Cabdicasiis Caydiid Yemeni,

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Dhammaan Suxufiyiintaas iyo Suxufiyiin kale oo tiro badan iyo weliba Bahda Fanka Somaliland, Masuuliyiinta Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta iyo guud ahaan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan oo u dirayaan;

Suxufi/Abwaan Cabdiweli Saxardiid Aw-Xirsi

Iyo

Xamda Cabdi Diiriye

Oo Xalay oo ay bisha Julay ahayd 10 2017-ka, ka qabsoomay Huteel Craw nee magaalada Hargeysa. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.