Qisadii Haajirah iyo Biyaha Samsamka! Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka Sheekeeyay Daawo Q: 2-aad

SHEEKH SICIID CALI AXMED
Aftahannews.com// Barmaamijkan waxa aan ku eagaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhammaanba Dadka Muslimiinta ahi.
SHEEKH SICIID CALI AXMED
SHEEKH SICIID CALI AXMED

Waa qisada Xaaskii Nebi Ibraahim (CS) Hajira iyo sidii uu Illaahay ugu karaameeeyey in uu u dillaaciyay Ceelka Biyaha Samsamka. Mucjisadan ayeynu ku soo qaadanaynaa Barmaamijka labaad ee Barmaamijyo taxane ah oo aan ugu tala-galay Bisha Ramadaanta.

Sheekh Siciid Cali Axmed oo Barnaamijkan innoo soo diyaariya innoona soo jeediya Ramadaanta, ayaa Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay innoo soo koobaya, (2) – Qisadii Hajirah iyo Ceelka Samsamka, waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka faa’iidaysi habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.