Hambalyo Meher Farxad leh: Saleebaan Maxamed Askar iyo Ayaan Xasan Aadan

GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINNA LAGU FARAX AYAAN XASAN AADAN IYO SALEEBAAN MAXAMED ASKAR MEHER WACAN 30 MARCH 2017

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yeel… ………………

Labadii Hodmee, Hoy Wada galee, Hoodo leh Noqdoo, Hibiyo iyo Ducaba Naga Hooya…………………..

GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINNA LAGU FARAX AYAAN XASAN AADAN IYO SALEEBAAN MAXAMED ASKAR MEHER WACAN 30 MARCH 2017
GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINNA LAGU FARAX AYAAN XASAN AADAN IYO SALEEBAAN MAXAMED ASKAR MEHER WACAN 30 MARCH 2017

Hooyo Cawo Axmed, Hooyo Caasha Cali, Hooyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Eddo Canab Aadan Guuleed, Adeero Xuseen Aadan Guuleed, Hibo Xasan Aadan, Saygeeda iyo Carruurtooda, Nimco Xasan Aadan, Saygeeda iyo Carruurtooda, Xamda Xasan Aadan, Saygeeda iyo Wiilkooda, Farax Cabdi Samatar, Saygeeda iyo Carruurtoda, Rooda Xuseen Aadan iyo Carruurteeda, Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Carruurtiisa, Faadumo Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Mustafe Maxamed Cali, Xaaskiiska iyo Carruurtooda, Nimco Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Saynab Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, Khadar Maxamed Cali, Saygeeda iyo Carruurtooda, dhammaan ilma Jiciir iyo waxay sii dhaleen, Saynab Cali iyo Carruurteeda, Saamiya Cali iyo Carruurteeda. Maxamed Caydiid Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Axmed-yaasiin Xasan Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdirisaaq Xasan Tahar, Farax Xasan Tahar, Saygeeda iyo Carruurtooda, Kawsar Caydiid Tahar, Saygeeda iyo Carruurtooda, Dhammaan reer Xuseen Aadan, Dhammaan ilma Xasan Aadan, Dhammaan ilma Xasan Tahar, Dhammaan ilma Caydiid Tahar, Dhammaan ilma Maxamed Cali, Dhammaan reer Cabdi Ismaaciil Xirsi (Cabdi-Madoobe), Dhammaan Reer Aadan Tahar, Dhammaan Reer Jaamac Tahar iyo dhammaan waxay sii dhaleen waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan.

HAMBALYO MEHER WACAN AYAAN XASAN AADAN IYO SALEEBAAN MAXAMED ASKAR
HAMBALYO MEHER WACAN AYAAN XASAN AADAN IYO SALEEBAAN MAXAMED ASKAR

Saleebaan Maxxamed Askar

Iyo

Ayaan Xasan Aadan

SALEEBAAN MAXAMED ASKAR IYO AYAAN XASAN AADAN REERKII LAGU NASTEE LAGU NAGAADO 2017
SALEEBAAN MAXAMED ASKAR IYO AYAAN XASAN AADAN REERKII LAGU NASTEE LAGU NAGAADO 2017

Oo Meherkoodu Khamiistii Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 30-ka bisha Maarso sannadkan 2017-ka ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Dhammaan Waxaannu leenahay noqda Qoyskii lagu badhaadho, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano, noqda kuwii Aqalkooda Bash-bash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn ku gaadhi ee Isku-waara, Ubad Khayr qabana kala hela. Aammiin………. Aammiin…………… Aammiin……….. Allaah ha aqbalo.