Maxamed-Cirro Muuqaal Yaab leh iyo Heesta Abbaayo il-dheeridaa – Daawo Awliyo

FANNAANKA MAXAMED-CIRRO HEESTA AWLIYO ABBAAYO iL-DHEERIDAA 2016

Aftahannews.com/ Hargeysa:- Waxaannu Qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Bayjkeennan Warbaahinta Aftahannews.com, idiinku soo gudibnaynaa Muuqaal aad u qurux badan iyo Hees macaan oo uu isku ladhay Fannaanka Maxamed Axmed Bakaal (Cirro), taasoo uu dhawaaan soo saaray.

FANNAANKA MAXAMED-CIRRO HEESTA AWLIYO ABBAAYO iL-DHEERIDAA 2016
FANNAANKA MAXAMED-CIRRO HEESTA AWLIYO ABBAAYO iL-DHEERIDAA 2016

Heestaas oo Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Awliyo’ annagoon ka hor-dhacaynin waxaad kaga bogan kartaan, isla markaana kala degi kartaan oo ka daawan kartaan Muuqaalkan Qurxoon ee Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan Daawadayaal:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.