Tacsi ay Dirayaan Masuuliyiinta iyo Hawl-wadeennada Wargayska Ogaal

TACSI

Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, Tifaftiraha Wargeyska Ogaal Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Agaasimaha Daabacaadda iyo Maaliyadda Ogaal Khadar Jaamac Dirir, Cabdifataax Ismaaciil Caarshe iyo guud ahaanbba Shaqaalaha iyo Hawl-wadeennada Wargeyska Madaxa-bannaan ee Ogaal, waxay Tacsi u dirayaan Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta, Ciidammada Qalabka sida iyo guud ahaanba Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Marxuum Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise oo gelinkii dambe ee Arbacada Maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, Khamiista Berrina lagu aasi doono Xabaalaha Xeedho ee Duleedka Waqooyi ee Hargeysa.

TACSI
TACSI

Waxaannu Marxuumka Allaah uga baryeynaa inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna ka siiyo, Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta, Ciidammada iyo Guud ahaan Somaliland. Aammiin……Aammiin………….Aammiin… Allaah ha aqbalo. . IN-NAA LILLAAHI WA INNAA-ILAYHI RAAJICUUN.