Daawo Q/2-aad ee Iftiinshe2: Oo ka hadlaya Saxaafadda iyo Gudashada Masuuliyadda Bulshada Ka Saaran

IFTIINSHE2
Hargeysa(AFN):- Qaybta 2-aad: Warbixin iyo Waraysiyo taxane noqon doona oo koobaya Shuruudo iyo Aqoonta Saxaafadda iyo Suxufiyinta looga baahan yahay iyo Waajibaadka Suxufiga, ayaannu idiinku soo gudbin doonnaa Barnaamijka la baxay IFTIINSHE 2, oo bisha Ramadaanta la baahiyo. Waxaana Warbixintani ku saabsan tahay Saxaafadda iyo Masuuliyadda Bulshada ka saaran.
IFTIINSHE2
IFTIINSHE2

Qaybta Labaad ee Barnaamijkaas oo dhammaystiran waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.