Wax ka baro Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi

Afatahannews-Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)waa Hal-abuur Soomaaliyeed oo Ilaahay ku manaystay aftahannimmo, curin iyo midho.