Daawo: Suugaanta qiimaha badan ee Abwaan Yaasmiin M. Kaahin oo waraysi xiiso leh bixisay

Hargeysa(Aftahannews):- Daawadayaal waxxaynu caawa qormadeenna dhaqanka iyo Suugaanta ku soo qaadanaynaa Abwaan Yaasmiin Maxamed Kaahin, oo ah Gabadh da’yar, isla markaana tirinayso Suugaan kala duwan oo ay hal-abuurtay. Abwaan Yaasiim oo ay Waraysi la yeelatay Weriye Nimce Samriye halkan hoose ee AFTAHANNEWS AND TV, ka daawo Suugaan Xiiso badan iyo Waraysi qiimo leh oo lala yeeshay Yaasmiin.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.