Daawo Dhaanto Cajiib ah oo lagu Qaabbilay Fannaaniin Reer Hargeysa ah oo Jigjiga booqday

Jigjiga(Aftahannews):- Halkan hoose ee Aftahan TV ka daawo Dhaanto Cajiib ah oo ay Fannaaniinta Soomaalida Killalka Shanaad ee dalka Itoobiya ay ku ammaanayaan, isla markaana ku qaabbileen Fanniin reer Somaliland ah oo ay ka mid tahay Fannaanadda Caanka ah ee Khadra Daahir Cige oo booqasho ku tegay magaalada Jigjiga ee Caasimadda dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Aftahaninc@gmial.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.