Halkan ka Daawo Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirro wada dabbaalanaya

Halkan ka daawo Muuqaalka Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo iyo Xubno Wasiirro ah oo ku dabbaalanaya Badda Xeebta Batallaale ee magaalada Berbera.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.