Hargeysa(AFNS):- Heesta Run ii Sheeg iyo Fannaanadda Codka Macaan ee Nimco Cali Migil (Nimco-Naruuro) oo Codkeeda Baxsan ku qaadaysa, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Dhaqana iyo Suugaanta ee Warbaahinteenna Aftahannews.com.
Heestaas iyo Habdhaca Laxanka iyo Codka iyo Muusikada ku ladhan-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Ka Bogasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.