Daawo Heesta ‘WAXAAN AHAY WERIYE XOR AH’ ee uu Curiyey Abwaan Sidiiq Maxamed Birmad

Hargeysa(Aftahannews):- Dhegaystayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu Curiyey Suxufiga Abwaanka ah ee Sidiiq Maxamed Birmad, heestaas oo la magax-baxday ama uu Abwaanku hal-ku-dheg uga dhigay “Waxaan Weriye Xor ah), waxay ka hadlaysaa qiimaynta uu bulshada ka mudan yahay Weriyaha dhex-dhexaadka ah ee aan Xisbi, Xukuumad iyo Xer kale toona u xaglin ee Bulshada u adeega.

Waxba yaan ka sii hor-dhicin Sharraxaadda Heesta ee aan idiin kala baxno Heestaas oo ay Fannaaniinta Xiddiga Geesku si talantaalli ah isugu dhiidhiibayaan Gabdho iyo Wiilal, Guji halkan hoose, Dhegaysi iyo Daawasho habboon.

Aftahannews.com

Aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.