Dhegayso Toddobaadlaha Daneeyaha danta dadweynaha Radio Hirad

Hargeysa(Aftahannews):- Dhegaystayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka toddobaadlaha ah ee ay soo saarto Radio Hirad oo xarunteedu ku taallo magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, isla markaana daneeya arrimaha danta dadweynaha, waxaanu Barnaamijkii soo baxay Jimcihii toddobaadkan 28/02/2014.

Barnaamijkaas oo aad u xiiso badan macluumaad kala duwan iyo xaqiiqooyin jira taabanaya halkan hoose guji si aad u dhegaysato ama u rogato.

www.radiohirad.so/sites/default/files/podcast/Radio%20Hirad%20Program%2028%20Feb%202014.mp3

Aftahannews.com

Aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.