“Somaliland Waa la Aqoonsanyahay …” Cali-Shaambe – Waraysiga Xog-tibaax

Hargeysa(Aftahannews):- Safiirkii Somaliland u fadhiyey magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya Cali Xuseen Ismaaciil (Cali-Shaambe), ayaa Maalmo ka hor xilka Madaxweynuhu ka qaaday, ayaa saacado ka hor xilka-qaadistiisa, waxa uu Waraysi siiyey Cabdifataax Ismaaciil Mursal oo Daaddihiya Barnaamijka Xog-tibaax oo Toddobaadkiiba hal mar ka baxa Telefeshinka Somalinews, waxa uu ku sheegay in Somaliland la aqoonsanyahay marka arrimeheeda qaar hoos loogu fiirsado.

Waraysiga Xog-tibaax uu siiyey Cali-Shaambe oo uu kaga hadlay arrimo muhiim ah oo kala duwan oo qaarkood yihiin waxa galaaftay, waxaannu Barnaamijka oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.