Home Nuxurka ay Xambaarsan tahay Warqad Cajiib ah oo Hablaha Bush Dhalay u Qoreen Gabdhaha Obama Dhalay + Sawirro Markay aqalka cad ka tagtay Barbara Bush oo bidix ka muuqata waxay aasaastay musasad aan faa'iido doon ahayn oo caafimaad, Jenna Bush-na waxay noqotay saxafiyad iyo qoraa

Markay aqalka cad ka tagtay Barbara Bush oo bidix ka muuqata waxay aasaastay musasad aan faa’iido doon ahayn oo caafimaad, Jenna Bush-na waxay noqotay saxafiyad iyo qoraa

Malia Obama oo midig taagan ayaa waxbarasho degree ah ka bilaabi doonta jaamacadda Harvard University qaybta dambe ee sanadkan
Qoyska Obama oo cunto u qaybinaya dadka hoy la’aanta ah ee magaalada Chicago sanadkii 2008