Home Nuxurka ay Xambaarsan tahay Warqad Cajiib ah oo Hablaha Bush Dhalay u Qoreen Gabdhaha Obama Dhalay + Sawirro Qoyska Obama oo cunto u qaybinaya dadka hoy la'aanta ah ee magaalada Chicago sanadkii 2008

Qoyska Obama oo cunto u qaybinaya dadka hoy la’aanta ah ee magaalada Chicago sanadkii 2008

Markay aqalka cad ka tagtay Barbara Bush oo bidix ka muuqata waxay aasaastay musasad aan faa’iido doon ahayn oo caafimaad, Jenna Bush-na waxay noqotay saxafiyad iyo qoraa
Sasha ayaa ka baaqatay khudbaddii macsalaamada ahayd ee madaxwayne Obama ee Talaadadii sababtoo ah imtixaan ayay lahayd