Home Nuxurka ay Xambaarsan tahay Warqad Cajiib ah oo Hablaha Bush Dhalay u Qoreen Gabdhaha Obama Dhalay + Sawirro Malia Obama oo midig taagan ayaa waxbarasho degree ah ka bilaabi doonta jaamacadda Harvard University qaybta dambe ee sanadkan

Malia Obama oo midig taagan ayaa waxbarasho degree ah ka bilaabi doonta jaamacadda Harvard University qaybta dambe ee sanadkan

MAALINTII OBAMA XILKA MADAXWEYNENNIMADA MARAYKANKA LOO DHAARIYEY 2009
Markay aqalka cad ka tagtay Barbara Bush oo bidix ka muuqata waxay aasaastay musasad aan faa’iido doon ahayn oo caafimaad, Jenna Bush-na waxay noqotay saxafiyad iyo qoraa