Daawo Hees Orodyahanka Mo Farah ay u qaadeen Ikraan Carraale & Fu’aad Cumar-yare

Aftahannews.com (Hargeysa):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo loo qaaday Orodyahanka Caanka ee Soomaaliga ah Maxamed Faarax (MO FARAH) oo u Orda waddanka Boqortooyada Britain oo Taariikh cajiib ah dhigay, isla markaana Billado badan ku guulaystay Orodka dheer ee tobanka kun ee Mitir iyo Shanta kun ee Mitir Tartanno kala duwan oo uu ugu dambeeyey kan ka socday dalka Brazil 2016-ka ee Olompica-da adduunka.

Waxaa Heestaa cusub ee loo qaadayo Orodyahanka Mo Farah, qaadaya Fannaaniinta Fu’aad Cumar-yare iyo Igraan Carraale, waxaannu Muuqaal-dhegaysiga Heestaas iyo Farriimaha ay Xambaarsantay-ba idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.