Daawo Abwaan Jaylaani oo ka Warramay Jacaylka Cajiibka ah ee uu ka Curiyey Maansada Gadaal-noqod

ABWAAN CABDIRISAAQ XAAMUD CAYDIID (JAYLAANI) 2016

Aftahannews.com /Hargeyssa :- Waxaannu qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews, aannu idiinkuk soo gudbinaynaa Maanso cusub oo Jacayl dhab ah xambaarsan, taasoo Hal-ku-dheggeedu yahay ‘Gadaal-noqod’, isla markaana uu Curiyey Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani).

ABWAAN CABDIRISAAQ XAAMUD CAYDIID (JAYLAANI) 2016
ABWAAN CABDIRISAAQ XAAMUD CAYDIID (JAYLAANI) 2016

Maansadan uu Curiyey Abwaan Jaylaani, ayaa ka dhalatay Qiso dhab ah oo dhex-martay Lammaane ama Qoys ama Xaas Isqaba, taasoo farxad iyo murugo in badan oo Bulshada ka tirsan dhegohooda wax cusub ku noqon doonta. Waxaanu Abwaan Jaylaani ka sokow Maansada Tirinteeda ka sheekeeyey ama ka warramay Qisada Dhabta ah ama Sheekada ay Maansadani ka curatay ama uu ka curiyey.

Haddaba, Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani) oo Maansadaas qaabkii uu u curiyey iyo dhacdada uu ka curiyey ama ka hal-abuuray-ba faahfaahinaya, Maansadaasna tirinaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.