Aftahannews.com /Hargeysa/ Daawadayaal, Akhristayaal iyo Dhegaystayaasha aannu jecelnahayoow, waxaannu qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews idiinkus oo gudbinaynaa Hees uu qaado Fannaanka Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Cabdiraxmaan-Oday) oo ka tirsan Fannaaniinta Xiddigaha Geeska.
Waxaannu Heestan oo ay si wacan ugula dheeleen Fannaaniina ay isku kooxda yihiin ee Xiddigaha Geesku, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Dhugasho Dheehasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.