Daawo: Fannaanka Xasan Aadan Samatar iyo Heestiisa cajiibka ah

Aftahannews: Halkan hoose ka daawo Heesta Rejada fiican ee Jacaylka uu ka muujinayo Fannaanka caanka ah ee Xasan Aadan Samatar ku luuqeeyo. Heestaas oo hal-ku-dheggeedu yahay KU JAR HADALKA.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.