Daawo Hees cusub oo uu soo saaray Sir Maxamuud Cumar-yare London Live Shaw 2016

London(AFNS):- Muuqaalkan Hoose Ka Daawo Hees Cusub oo uu Qaadayo Fannaanka Sir Maxamuud Cumar-yare, taasoo uu ka qaadayo Bandhig ka dhacay magaalada London ee waddanka Britain. Muuqaalkan Hoose kaga bogo Heestaas iyo sida loogu dheelay ama loogu Ciyaaray.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.