Daawo Fannaaniinta Axmed-Saki & Nasteexo-Indho oo Wacdaro ka dhigay Holland

Holland(AFNS):- Fannaaniinta Axmed-Saki iyo Nasteexo-Indho, ayaa Wacdaro ka muujiyey Bandhig-faneed ay 3-dii Bishan aynu ku jirno ee April sannadka 2016-ka ku wada qabteen waddanka Netherland ama Holland, waxaanannu Bandhig-faneedkaas iyo sidii uu u dhacay idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta Aftahannews.

Shawgaas ama Bandhig-faneedkaas Fannaaniinta Nasteexo-indho iyo Axmed-saki idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose oo aad kala degi kartaan ama kaga bogan kartaan, ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.