Daawo Abwaan Laab-saalax oo Maanso Dhaxal-gal ah kaga hadlay Xaaladda Abaaraha Somaliland

ABWAAN XASAN SALEEBAAN DHUXUL (LAAB-SAALAX)

Hargeysa(AFNS):- Waxaan qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews, idiinku soo gudbinaynaa Maanso cusub oo la baxday Qayl-dhaan, taasoo uu Curiyey Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), isla markaana uu kaga hadlayo dhibaatada Abaaraha, kuna guubaabinayo qaybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland inay u gurmadaan ciddii wax tari kartaa dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen gobollada kala duwan ee Somaliland gaar ahaan Awdal iyo Selel.

ABWAAN XASAN SALEEBAAN DHUXUL (LAAB-SAALAX)
ABWAAN XASAN SALEEBAAN DHUXUL (LAAB-SAALAX)

Maansadan waxa uu Abwaan Laab-saalax ku tusaalaynayaa Dadka sida ILLAAHAY isugu eegayo qofka wax haysta iyo ka baahan ee aan xataa cunto iyo biyo toona haysan. Sidoo kale, waxa uu ALLAAH kaga baryayaa inuu Abaarta innaga soo jebiyo, oouu Raxmaadkiisa innoo shubo. Maansadaas Qaylo-dhaan iyo muuqaallada naxdinta leh ee ay xambaarsantay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho-dhegaysi wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.