Hambalyo Aroos Wacan Ayman Aadan Wadaad-diid Iyo Hodan Cabdi Iimaan

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Negi Guulloow Ka Yeel…

Cabdicasiis Cismaan Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Maxamed Cismaan Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdirisaaq Cismaan Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Mustafe Cismaan Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdiqani Cismaan Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Xasan Jaamac Dhaglax, Ayeeyo Caasha Jaamac Cilmi, Hooyo Nimco Cismaan Faarax iyo Carruurteeda, Wacan Muuse Xasan, Kaltuun Mustafe Nuur-Bitig, Hibaaq Mustafe Nuur-Bitig, Maxamed Mustafe Nuur-Bitig, Hani Cabdi Iimaan iyo Saygeeda Cabdikariin, Suleekha Xasan Sheekh Sahal, Caasha Maxamed Cumar, Faadumo Cabdillaahi Sugaal, Sahra Cabdillaahi Faarax, Maryan Cabdilllaahi Faarax, Maryan Aadan Faarax, Maxamed Xuseen Faarax, Cabdiraxmaan Xuseen Faarax, Khadra Cabdillaahi Faarax, Nimco Xuseen Faarax, Hooyo Faadumo Cali Xirsi, Adeero Aadan Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Adeero Cabdillaaih Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Rashiid Cabdillaahi Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Bashiir Axmed Ismaaciil, Farax Axmed Qabille, Faysal Gacan, Khadiija Ceerigaabo, Cudbi Ismaaciil, Filis Maxamed, Faadumo Saleebaan Wayne, Nuura Axmed-naasir, Fartuun Axmed-naasir, Faadumo Maxamed Suldaan, Mushtaaq Maxamed Ibraahin, Aamina Burhaan, Cabdiftaax Ismaaciil Mursal, Xaaskiisa iyo Carruurtooda. Dhammaan dadkaas iyo Asxaab kale oo tiro badani waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan.

995624_1402068613374933_16304079_n

AROOSKA IYO AROOSADDA

Ayman Aadan Wadaad-diid

Iyo

Hodan Cabdi Iimaan

Oo Tobankii bishan aynu ku jirno ee January (10/01/2014) Arooskoodu ku qabsoomay magaalada London ee Waddanka Ingiriiska, waxay leeyihiin noqda kuwii isku-raaga ee isku raasooma, Ubad Khayr qabana Illaahay kala siiyo, ee farxad, barwaaqo, badhaadhe, nabad iyo reynrayn ku wada noolaada. Aammiin………..Aammiin……………..Aammiin..Allaah ha aqbalo Insha Allaah.