Ka Bogo Heesta Cusub ee Cadda-lool, Erayada C/Kariin Aadan-Cadde iyo Codka Maxamed-BK

Hargeysa(AFNS):- “(Caashaqu) Caqli laga Abuur maaha, Kaftan iyo Ciyaar maaha, Nafta Been cabsii maahaa, Maahee Curashada Dareen weeye…” Waa Erayo ka mid ah Heesta Cusub ee Cadda-lool oo uu Curiyey Cabdikariin Aadan-Cadde iyo Codka Maxamed-BK oo soo baxday 1-da March 2016-ka.

Waxaannu Heestaas Erayada ka midka ahi kor ku xusan yihiin oo dhammaystiran, aannu idiinku soo gudbinaynaa Qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews, waxaanad kaga bogan kartaan oo kala degi kartaan ama Daawasho dhegaysi ugaga bogan kartaan, Muuqaal-dhegaysigan Hoose ee ka Bogasho fiican:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.