Hees Cusub: “Milicsi” Official Video Cabdihani Xaashi C/llaahi 2016

Hargeysa(AFNS):- “Maamuus adaa igu meerayoo Mahadhiyo culays Iiga meel dayoo Ma ilaabayee Marwadii haween Midii kaliyeen taash Madaxeed sudhaay Miciinkaygii Noqoo….” Kuwaasi waa Erayo ka mid ah heesta cusub ee Milicsi oo uu ku luuqeeyo Fannaanka Codka Macaan ee Cabdihani Xaashi Cabdillaahi.

Heestaas oo si casri ah oo qurux badan u duuban ama loo habeeyey, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.