Daawo Fannaaniinta Daa’uud-Xanfar iyo Nadiira-Nayruus Waraysi Xiiso badan & Heeso

Muqdisho(AFNS):- Waxaannu Daawadayaal, Dhegaystayaal iyo Akhristayaal Bayjkeenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo Telefeshinka Horn Cable TV ku waraystay Fannaaniinta Daa’uud Yuusuf (Daa’uud-Xanfar) iyo Nadiira Maxamed Cige (Nayruus), kuwaasoo lagu waraystay Xafiiska TV-gu ku leeyahay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Waraysigaas lala yeeshay labada Fannaan ee Daa’uud-Xanfar iyo Nadiiro-Nayruus, oo ay labada Fannaanba kaga warramayaan Taariikhdooda Faneed iyo Heesaha ay qaadaan, kuna soo bandhigeen Heeso kala duwan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.