Fiirso Sawrikan qosolka leh

Fiirso Sawirkan Farshaxanka caanka ah ee Amiin Caamir (Amin artis) ka sameeyey mid ka mid ah Musharrixiintii u tartamayey doorashadii Madaxweyne-nimada ee Maamul-goboleedka Puntland.