“Kalgacal iga jira dal kale …” Heesta Sirta Codka & Ciyaarta Macaan ee Yurub-Beello

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo jacayl ah oo ay qaaddo ama ku luuqayso Fannaanadda Yurub-Beello, Heestaas oo Hal-ku-dheggeeda ama Summaddeedu tahay (SIRTA), isla markaana nuxurkeedu yahay Jacayl dhab ah, Xishood ku lammaan iyo dad dalal kala duwan ama kala fog kala jooga oo mid badi waayaha jacaylka iyo dhibaatada dareenka kalgacalka Xishoodka huwani ku lammaan yahay.

Heestan oo ay uu ku ladhan yahay Muuqaal bilic wacan oo ay Fannaanadda iyo Fannaaniin kale raaciyeen wakhtigii Ciidda, waxannu idiinku soo gudbinaynaa oo aad kaga bogan kartaan Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.