Daawo Hees macaan oo uu Fannaanka Maxamed–BK Daawaha ka soo qaaday

Hargeysa(AFNS):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu Fannaanka Maxamed Siciid Cabdi (BK), taasoo uu caawa 19/08/2015, ka soo saaray xarunta Xiddigaha ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa Hal-ku-dheggeedu yahay (Adaan kuugu Heesaa sida Hooyo Ubadkeed).

Waxaannu Heestaas Cusub idiinku soo gudbinaynaa Dhegaysi-Muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.