Hargeysa(AFN):- Waxaan Bayjkeennan Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Filim Musalsal ah oo ku turjuman Luuqadda Afka Soomaaliga oo ay idiin soo turjumeen Bahda Waaxda Filimmada ee Telefeshinka Star, waxaanad qaybtii koobaad kaga bogan kartaan Muuqaalkan hoose, qaybaha kalena sidan si la mid ah baannu idiinku soo gudbin doonnaa.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.