Daawo Kulan dhex-maray Jaaliyadda Somaliland ee Norway iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dibedda

Oslo(Aftahannews):- La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland u qaabbilsan Siyaasadda arrimaha dibedda Cabdoo Axmed Aayar, ayaa booqasho ku tegay magaalada Oslo ee waddanka Norway, halkaas oo kula kulmay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaas, kuwaasoo ay arrimo kala duwan oo muhiim ah ka wadahadleen, isla markaana si fiican ugu soo dhaweeyey waddankaas ay ku nool yihiin.

Haddaba, Kulankaas dhex-maray Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Norway iyo La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabbilsan arrimaha dibedda, iyo weliba sidii ay u dhacday waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo Wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.