Marwa The Amazing: Gabadh Soomaaliyeed oo Caalamka ka Cajabisay! Nala Daawo

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Marwa, isla markaana loo bixiyey Marwa the Amazing (Cajiib), ayaa ka yaabisay Dunida, isla markaana soo bandhigtay hibooyin cajiib ah, waxaanay ka qaybgashay tartanka Carabta ee Arabs got talent oo lagu qabtay dalalka Carabta.

GABAR SOOAALIYEED OO NAGA YAABISAY BAY DHEHEEN

Gabdhan Soomaaliyeed oo iyadoo yar Soomaaliya ka tegtay, immikana da’deedu tahay 29 sano jir waxay deggan tahay Magaalada LONDON ee Carriga Ingiriiska, halkaas oo ay tartanno hore oo sidan oo kale ah kaga qayb-gashay, waxyaabaha cajiibka ah ee ay soo bandhigtay dartood aad bay u soo dhaweeyeen Carabtu, iyagoo garsoorayaasha Barnaamijkuna codkooda si layaable u siiyey. Mid ka mid ah Muuqaallada Cajiibka ah ee ay Marwa soo bandhigtay ka daawo halkan Hoose.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.