Sawir Cajiib ah oo uu Amiin Arts ka sameeyey Siyaasadda laba Wasiir iyo Dareenka Madaxweyne Siilaanyo

Halkan ka Daawo Sawir-gacmeed ama Kartoon Cajiib ah oo uu Sameeyey Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir Maxamed (Amiin-Arts), kaasoo uu ku cabbiray aragtida qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Siilaanyo iyo sida ay xaalad ka duwan wadciga Bulshada ugu qanciyaan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo iyo sidoo kale sida uu laftiisu wax u dareemayo.

BEENTA CUKUSE IYO XIRSI SIILAANYO KU SHUBAYAAN IYO DAREENKIISA MAANTA

Haddaba, Sawir-Kartoonkan uu Amiin Arts sameeyey oo aannu idiinku soo gudbinayno Aftahannews ka daawo halkan hoose.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.