Daawo Dood aad u adag oo dhex-martay Siyaasiyiinta Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Ismaaciil Samatar

Hargeysa(Aftahannews):- Siyaasiyiinta Prof: Axmed Ismaaciil Samatar iyo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa dood adag oo ku saabsan qaddiyadaha Somaliland iyo Soomaaliya, gaar ahaan waxa uu Prof: Galaydh muujinayaa rabitaanka Maamulka uu doonayo inuu sameeyo ee uu Khaatumo ula baxay, halka Prof: Samatar-na arrintaas ka soo horjeedo.

Haddaba, dooddaas oo ah mid adag, isla markaana aad u kulul waxaannu iyadoo Muuqaal ahaan ah idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.